SOMALILANDSPOTS.NET
 

Hambalyo xidiga kooxda Twfiiq Oslo

 

 

Dhamaan odayada sportiga reer Norway gaar ahaan Xassan Waraabacadde, Mahad Turbashaash, Cali Macalin, Cabdi Jaamac,Dr Ahmed Madar,Eng Ismaciil,Macalin Xassan Muuse, Gureey,Wooteeye iyo URURKA CAYAARAHA Eurosom,wariye Suni Saciid Salah, Wariye Cabdiqani baynax iyo dhamaan bahda cayaaraha Norway waxaay hambalyo hawada u marinayaan Xidiga Eurosom cayaaryahan Mahamed Mataan IYO Sulekha Bashiir Maxamed Geele  oo meherkoodu ka dhacay bisha 5 teedii magaalaga Oslo ee Norway waxaan leenahay noqda ku wii isku raagee ubad khaayr leh kala hela.

 HMBALYO SANADKANA INTA DHIMAN INSHAA ALAAH.

Daawo sawirada Mataan iyo kooxda tawfiiq oslo

SHABAKADA SOMALILANDSPORTS.NET

 WAXAAY XIDIGAHA HAWADA U SOO MARINAYAAN hambalyo hambalyo hambalyo.