Somalilandsports.net

 

Mourinho Maxuu ka yiri kulanka lawada sugaayo Chelsea vs Barceloona??

Ciyaar sabtidii ku dhaxmartay garoonka San Sero Stadiom koxda inter vs lazio oo ha mid aheed horyaalka talyaaniga ayaa markii aay ciyaartaa dhamatay ayaa wariyaasha waxa aay suaalo waydiiyeen tababaraha Naadiga inter suaalaha lawaydiiyay ayaa waxaa ugu muhiimsanaa sidee u aragtaa champion league meesha hada uu maraayo?

Waxa uu ku jawaabay heer aad ufiican ayuu marayaa oo gabo gabo ah waxaa kale oo lawaydiiyay sidee u aragtaa ciyaarta dhaxmari doonta koxaha Chlesea Vs Barceloona ? waxa uu kujawabay aniga waxaan hubaa in Man Unt aay 100% Final tageyso lkn ciyaarta dhaxmareysa labada naadi chelsea vs barceloona waaye mesha dhibka ka taganyahay waa labo naadi oo xirfad saanaagsan ciyaartooy fiicana aay ujoogaan waan arki doonaa sida aay ku dhacdo ayuu ku soo gaba gabeeyay tababare José Mourinho hadalka oo aftalyaani ahna waa kanaa..

 

somalilandsports.net

xigasho
Xudayfa Cabdi Salaan Dayniile