Somalilandsports.net
           Talyaaniga oo loo quusgooyay Egybt 1 Italy 0

dulmar daawo

Cayaaryahanka weerarka ka cayaara ee Hamood ayaa u quus gooyay kooxda haaysata horyaalka aduunka ee Talyaaniga oo si fiican shalay dhulka loogu jiiday waxaanad halkaa ka garaaynaaysaa in kubadii aduunku aan laka awood badnaayn amaba afrika aay soo dhigatay

Kooxda Talyaaniga oo isla weeynaayd ayaa xidigahoodii aay dhabana haaysi ku dhacday waxaana ayagoo madaxa hoos u laalaadinaaya aay garoonka ka caraabeen waxaan leenahay haia Afrika

    madaxeeyntii goolka quraxda badan

 David Villa ayaa goalka badiska ah madaxa ugu dhaliyay xulkiisa daqiiqadii 55-aad , wuxuuna sidaa ku noqday ciyaaryahanka 2-aad ee ugu goal dhalinta badan xulkiisa markii uu dhaliyay goalkaasii 30-aad 46 kulan oo uu xulka u ciyaaray—14 goal wuxuu ka hooseeyaa Raul oo record goaldhalinta xulkiisa ku heysta 44

Brazil, France Australia waxey ahaayeen xulalka kaliyaha ee horey u badiyay 14 ciyaarood oo isku xiga, sida ku qoran FIFA statistics.

Spain, oo ah xulka heysta European champion, ayaa sidoo kale waxaana laga badin 34 kulan laga soo bilaabsince February 2007, waxeyna hal kulan oo kaliyaha ka yartahay Brazil oo tirade ugu badan heysta laga soo bilaabo December 1993 to January 1996.

Spain ayaa group waxey haatan ku hogaamineysaa 6 dhibcood waxaana soo raaca South Africa oo leh 4 dhibcood , Iraq hal dhibic , New Zealand wey fara marantahay.


S Africa Oo Soo Noolatay


RUSTENBURG, South Africa (AP)—Bernard Parker ayaa daqiiqadihii 21st iyo 52nd goalala u u dhaliyay waxey South Africa u sahashay iney New Zealand 2-0 ku qaarajiso taasoo naf galineysa xulka martigalinaya koobka Confederations Cup iney su soo baxaan semifinals.

Spain ayaa ah xulka kaliyaha ee illaa iyo haatan u soo baxay koobkaan semifinals markii ay 1-0 kaga adkaatay Iraq. South Africa kulankii ugu horeeyay ee furitaanka waxey 0-0 la gashay Iraq, kulankii 2-aad oo ay la ciyaartay New Zealand waxey kaga adkaatay 0-2-New Zealand sidaasi ayeey tartanka kaga qulqushay.
South Africa oo haatan leh 4 dhibcodo waxey ugu soo bixi kartaa tartankaan iney barbardhac ama badis ka qaadato Spain oo ay Saturday balansan yihiin.
If Bafana Bafana loses to Spain and Iraq beats New Zealand, second place would be decided on goal difference.
 

Somalilandsports.net