Totenham oo dhirbaaxo la yaqaan ku dhufatay Arsenal guushii sanadka aay sugaaysay.

TOTENHAM wAXAAY CAAWA SOO BANDHIGEEN

 CAYAAR LA YAQAAN waxaayna ilaawsiiyeen taageerayaashooda sanado badan oo laga badinayay guusha aay gaareen ayaa caawa si fiican looga dabaaldegay magaalada london gaar ahaan garoonka tottenham oo taageerayaashu in badan ku dabaal dageen.waxaa lagu qiimeeyay guul weeyn oo aanay Arsenal ka badin ilaa 18sanadood.

somalilandsports.net