|
Anceloti oo Chelsea u shiraacday macsalaameeyna A.CMilan

MILAN (AP)—Carlo Ancelotti ayaa iskaga tagay kooxda AC Milan, isagoo u dhaqaaqay
dhanka horyaalka Premier League gaar ahaan kooxda Chelsea.
Ancelotti ayaaku dhawaaqay go,aankiisa markiiay dhamaatay kulankii ay Milan
kooxda Fiorentina 2-0 kaga adkaatay kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka Serie A
isla markaana ay ku xaqiijisay booska 2-aad ee Champions League.
“aniga iyo kooxdaba waxaan isku waafaqnay in la la soo afjaro
qandaraadkeyga oo ku ekaa 2010,” Ancelotti ayaa sidaasi yiri . “hada waan
dhameyay . waxaan ku iri nabad galyo.
Ancelotti ayaa si weyn loo hadal hayaa inuu noqon doono macalinka kooxda Chelsea
sanadka soo socda , markii uu ka tagay Guus Hiddink oo sabatidii u qaaday koobka
ugu faca weyn aduunka ee FA Cup.
Ancelotti ayaa Milan ku soo biiray 2001 wuxuuna u qaaday two Champions League
iyo halhoryaalka Serie A championship.
Brazilian Leonardo ayaa noqon doona macalinka AC Milan markii uu booskaasi
baneeyay Carlo Ancelotti, chief executive Adriano Galliani ayaa sidaasi sheegay.
ninkaan oo horey ugu soo ciyaari jiray Milan ayaa haatan wuxuu u ahaa kooxda
sporting director at the club
Forlan Oo Kabaha Dahabka Qaatay
MADRID, (Reuters) - Atletico Madrid striker Diego Forlan ayaa ku guuleystay
sanadkii 2-aad European Golden Shoe markii uu noqday xidiga ugu goaldhalinta
badan qaarada sanadkii 2-aad.
Salzburg forward Marc Janko ayaa ku guuldareystay inuu wax goal ah dhaliyo
kulankii ay kooxdiisa 4-1 kaga adkaatay Altach, taasiwaxey Forlan u sahashay
inuu 32 goal ka dhaliyo horyaalka Primera Liga isagoo gacanta ku dhigay
abaamarintaasi qiimaha badan .
Uruguayan Forlan, oo dadiisu tahay 30 sano jir, ayaa Golden Shoe kula guuleystay
Thierry Henry 2004-05 markii uu 25 goals u dhaliyay Primera Liga club Villarreal.
Atletico ayaaxaqiiqsata u soo bixitaankeeda Champions League sanadka soo socda
markii 3-0 ay kaga adkaatay Almeria iyadoo Forlan uu dhaliyay goalka 3-aad,
kaasoo ahaa kiisii 12th goal 8 kulan gudahood .
Darajooyinka Serie A in 2008/2009
MILAN (Reuters) - Sida horyaalka Serie darajooyinkiisa 2008-2009 loo kala helay:
Champions: Inter Milan (Champions League)
Runners-up: Juventus (Champions League)
Third: AC Milan (Champions League)
Fourth: Fiorentina (Champions League qualifying)
Fifth: Genoa (Europa League)
Sixth: AS Roma (Europa League)
Italian Cup: Lazio (Europa League)
Relegated: Torino, Reggina, Lecce
Promoted: Bari, Parma plus one other
Top scorer: Zlatan Ibrahimovic (Inter Milan) 25 goals
Sir Sunni Said Salah
sirsunni@gmail.com
Senior Somali Sports Journalists
Phone-+254-721-424242
|