Tusday, 22 January 2008
 Cayaarihii shalay dhacay ee
koobka afrika ayaa meel aad u daran ku bilaabatay ayadoo kooxda marooco aay
5- 0 ku badisay waxaayna Marocco ka mid tahay wadamada la saadaalinaayo in
aay ku guulaaysato koobka.
cayaartii labaad ee shalay waxaay dhexmartay labada wadan ee ugu tunka
weeyn Nigeria iyo Every cost waxaana labada dhinac u safanayay xidigo caana
oo soo jiitay inshaha dadka ugu dambeeyntii waxaa halkaa ku guulaaystay
kooxda wadanka Every Cost oo uu hogaaminayo Drogba.
Mali waxaay ku durdurisay Beniin waxaana goolka qura ee mali dhaliyay
cayaaryahanka weeyn ee Fredrik kanoute waxaayna cayaartii ku dhamaatay 1-0
guushu ku raacday Mali
Furitaankii koobka
|
|
Furitaankii
waxaa magaalada Dakar ee Dalka Ghana ka biloowday koobka Afrika kaasoo lagu
magacaabo Cup of Nations Waxaa ciyaarta koobkaas lagu
furay labada koox oo kala ah Xulka Ghana oo ah Wadanka sanadkaan marti
galinaya Koobka Afrika iyo Xulka Wadanka Guinea
Ciyaartaas oo ku bilaabatay Jawi dagan ayaa waxaa Qeebta hore ee ciyuaartaas
waxaa la isku mariwaayay Goolal la,aan maadaama ay laba Xulba ee soo
bandhigeen ciyaar wanaag oo midba midka kale ku doonayo in uu goosha kala
hormaro kooxda kale laakin nasiib wanaag waxaa lagu kala nastay ayadoo aan
wax Gool ah aan la iska dhalin
Ciyaartooyda Dalka Chana ayaa qeebta hore ciyaarta waxay
soo bandhigeen ciyaar aad u wanaagsan taasoo ka niyad jabisay ciyaartooyda
kooxda kale ee Guinea maadaama ay sadax jeer biraha loogu garaacay kubadda
ayna isku dhaxyaaceen ciyaartooyda dalka Guinea laakin ma niyad jabin
ciyaartooyda dalka Guinea waa iska difaaceen oo awoodooda ayay la soo baxeen
oo ciyaarta qeebta kowaad waxay ku dhamaatay Gool La,aan
Qeebta labaad ayay ciyaartooyda kooxda Guinea waxay lasoo
gashay Garoonka dar dar aad u daran maadaama ay weerar badan ay ku qaadeen
Kooxda Ghana laakin nasiib wanaag wax Gool ah waa keeni waayeen inkastoo ay
isku dayeen in ay Goolka kala hormaraan Kooxda Ghana nasiib wanaag ma dhicin
taas
Daqiiqatii 55 aad ee qeebta labaat ee Ciyaarta ayaa waxaa
Rigooro Ama (Pen) helay Xulka wadanka Ghana waxaana u dhaliyay rigooradaas
weerar yahankooda caanka ah oo afka hore kaga ciyaara Xulka wadanka Ghana ee
A. Gyan Waxaa niyadda u dhismay xulka wadanka Ghana oo ah wadanka marti
galinaya Koobka Afrika
Ciyaarta waa sii kululaatay waxaa isla 10 daqiiqo kadib
Goolka bareejada ah keenay ciyaar yahanka lagu magacaabo O. Kalabane taasoo
farxad galisay Ciyaartooyda wadanka Guinea maadaama ay aad ugu xumaadeen
Rigoorada oo ka dhigay Xakamka ciyaarta hayay
Labada wadanka waxay is celiyaanba Daqiiqadii 90aad waxaa nasiib wanag
kubadda dhaxda ka helay ciyaar yahanka lagu magacaabo S.A. Muntari kaasoo ka
dhaliyay Gool aad u wanaagsan oo dad waynaha ciyaartaas daawanayay ka
cajabisay maadaama oo shuud ka dhaliyay Gool yaha wadanka Guinea taasoo
keentay in Xulka wadanka Guinea niyad jab aad u xun ku keentay Ciyaartooyda
maadaama oo waqtiga ahaa waqti kala guuraan ah.
somalilandsports.net
garonka |