SOMALILANDSPORTS.NET .SOMALILANDSPORTS.NET SOMALILANDSPORT

 

Tahniyad Aroos:

Tifaftiraha Wargeysa Ogaal, Muuse Faarax Jaambiir xaaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiwali Faarax Jaambiir, Mustafe Sh. Cumar Geedi, Ibraahim Axmed Shiine, Cabdiqani Xuseen Baynax, Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Siciid Xaaji Cismaan, Cabdilaahi Xuseen Darwiish, Xasan Maxamed Yuusuf, Khadar Maxamed Cakulle, Nimco Amed Saalax, Nasra Aw Ciise Kaahin, Mowliid Xaaji Curri. Cabdifataax Ismaaciil Caarshe.

Dhamaan Shaqaalaha iyo Hawl-wadeenada Wargeyska Ogaal Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Arooska iyo Aroosadda:

Barkhad Cabdi Dhegawayne

Iyo

Amaal Cumar Cali

Oo 10/01/2007-da, Arooskoodu ka dhacay magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya.

Waxayna leeyihiin Noqda kuwii isku waara, ubadkhayr qabana kala hela.

Aamiin Aamiin Aamiin