1-Xassan
Waraabacadde,Cabdi Jaamac,Cabdilkaadir Cadaay, Mahad Turbashaash,Dr Axmed
Madar, Eng Ismaciil, Macalin Xassan Muse,Cali macalin,Gureey, Weeteeye iyo
Kooxda Cuslaatay ee cayaartooydii Hore iyo Dhamaan bahda cayaaraha Oslo Gaar
ahaan macalinkiisii soo gacan qabtay Cabdiraxmanan
(Timacadde)
Waxanu taniyada iyo
bogadaadin u dirayna arooska CABDIRAXIIM NOOR HERSI iyo HODAN CUMAR DAAROOD
oo u arooskoodi ka dhacey habeenkii ay bishu aheyd 5/04-08. Waxanu
ilaahey uga barayna in ay ku waaran nolol fiican iyo isafgarad iyo bash bash
iyo barwaaqo ubad kheyr qabana ka la siiyo aamina.
KOOXDA TAWFIIQ HORYAALKA NORTH
AMERICAN CUP CANADA
