SOMALILANDSPORTS.NET .SOMALILANDSPORTS.NET SOMALILANDSPORT

Xulka 18 jirada norway ayaa  Andorra ugu quus gooyay 5-0

Xulkan oo hab cayaareedkeedu uu sareeyo ayaay ku quusiyeen xulka andorra 5-o

waxaana goolasha u kala dhaliyay: Stian Ringstad, Markus Henriksen, Flamur Kastrati, Simen Wangberg og Thomas Lehne Olsen.

-landslagstrener Nils Johan Semb til fotball.no.

shan gool ayaan dhalinay

cayaaryahanad oo uu hogaaminayo cabdisalaan cadaay ayaa loo tirinayaa in aay u soo baxaan fainalka lagana yaabo in aay bilgumka is haleeli doonaan waxaana laga war sugayaa cayaaraha fooda ku soo haya xulka 18 jirada Norway ayadoo khadka dhexe uu lafdhabar u yahay cabdisalaan cadaay

Norge - Andorra 5-0 (2-0)

goobta: FC WW Hamme, Belgia

Taageerayaasha: 1000

garsooraha: Lasha Silagava, Georgia.

Kaadhka huruuda: Espen Knudsen, Norge - Albert Acosta, Cristopher Pousa Braganza og Joseph Vall, Andorra.

goolasha: 1-0 Thomas Lehne Olsen (23.min), 2-0 Markus Henriksen (45.min), 3-0 Flamur Kastrati (65.min), 4-0 Simen Wangberg (85.min), 5-0 Stian Ringstad (90.min).

Norge (4-3-3): Arild Østbø - Vegar Eggen Hedenstad, Simen Wangberg, Espen Knudsen (Krister Wemberg 77.min), Stian Ringstad - Markus Henriksen, Abdissalam Ibrahim (Joakim Våge Nilsen 64.min), Omar Elabdellaoui - Stefan Johansen (Flamur Kastrati 46.min), Thomas Lehne Olsen, Jørgen Skjelvik.

waxaan u rajeeynaaya cadaay iyo kooxdiisa nasiib wanaagsan.

 

Somalilandsports.net