32-sano jirkaan reer Germany – ayaa ifka wuxuu kaga tagay hooyo iyo gabar 8 bilood jir ah taasoo dhicis ahaan lagu dhalay bishii May ee sanadkaan.
Ku dhawaad 300 oo qofood oo taageerayaasha kooxda ah oo ay ku jiran ciyaartoyda kooxda ayaa iskugu soo baxay banaanka hore ee xarunta kooxda si ay ugu baroordiiqaan goolhayaha is dilay.
Enke ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa laga daaweynaayay bacterial stomach ailment wuxuuna ciyaarin 9 week intii uusan dib ugu soo noqon ciyaaraha 11 maalin ka hore isagoo ciyaaray 2 kulan oo Bundesliga ah.
Laguma darin list xulka Germany kulamda saaxiibtinomo ee Chile oo sabtid ah iyo kan Ivory Coast oo arbacada ah. Laakiin macalin Joachim Loew ayaa sheegay in Enke uu ka mid yahay musharaxiinta goolhayayaasha Germany ee sanadka soo socda World Cup in South Africa ka qeybgalay.
Enke 8 kulan ayuu u ciyaaray Germany.markii uu Jens Lehmann ciyaaraha ka fariistay tartankii European Championship in 2008, xiligaasi Enke wuxuu ku soo baxay No. 1 for Germany, hayeeshee waxaa dib u dhac ku keenay markii uu gacata ka jabay.
somalilandsports.net
Sunni Said Salah
xigasho cayaaro
