Hambalyo Arooska Eng. Ahmed Yusuf Guled & Amal Mohamed Hassan

Dhamaan Asxaabta magacyadoodu hoos ku qorann yihiin
Xaaji Maxamed Cabilahi Waraabacadde iyo Hooyo Cadar Yusuf Jama
Xassan Mohamed Waraabacadde iyo xaaskiisa Sahra Saciid, Dr Xusein iyo xaaskiisa Safiya xaaji, Guled Cabdi Shekhaash iyo xaaskiisa Amran Daahir, Cabdilaahi shukri Xusein iyo xaaskiisa cawo xaaji, Mahad Xaji iyo Xaaskiisa, Mahad yare,axmed qootaali,, Awal Yare, Sakariye, Ahmed Yare iyo Dhamaan asxaabta iyo saaxiibada reer Tottenham ee waqooyiga London waxaay hambalyo u dirayaan Eng Ahmed Yusuf Guled iyo Amal Mohamed Hassan oo 15ii January 2010 ku aqal galay magaalada Hargeisa ee caasimadda Somaliland