SOMALILANDSPORTS.NET .SOMALILANDSPORTS.NET SOMALILANDSPORT
CANTAR JEENYO IYO KABTANKA REER OSLO
 
Lagama sheekaayn karo cayaartii xalay aay isku haleeleen faaynalka ee todobaadka dhaqanka somaliyeed ee Canada Toronto City.
 
Cayaartan oo la wada dhoowrayay ayaa waxaay dhexmartay kooxda caanka ah ee reer Oslo oo hore koobab badan u soo hooysay,ayaa sanadkan oo markii ugu horeeysay ee aay yimaadaan Toronto Canada muujiyay cayaar laga sheekaayn doono sanadaha soo socda.
Kooxdan reer Oslo oo aay ilaa yaraanimadoodii isla soo jaan qaadayeen ayaan marna dhinacooda dhulka la dhigin waxaayna xalay muujiyeen dadaal iyo karti aan la soo koob karin,waxyna koobka ku hantiyeen waxa loo yaqaan rigoorayaal ama penelties kadib markii cayaartu aay ku soo gabagabooday barbardhac.
 
      FARXADII KOOBKA IYO XIDIGAHA OSLO MAANSHAA ALAAH
Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta somaliland cabdirashiid caydiid yaasiin ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diraya iyo dhamaan dadka cayaaraha jecel waxaay leeyihiin gulaaysta hambalyo,hambalyo,hambalyo
Hambalyo kale shabakadda cayaaraha www.somalilandsports.net tifaaftiraha iyo wariyayaasheeda iyo dhamaan bahda cayaaraha Norway waxaay u hambalyeeynayaan kooxda xidigaha Oslo Norway hambalyo,hurra.
 
 
                         KOOXDA NORWAY EE SOO HOOYSAY GUUSHA 07 KOOBKA TRONTO 07
 
 
 
    KOOXDA KAALINTA LABAAD CARDIF
Hambalyo kooxda Cardif ee nasiibku ka hiiliyay.
 
Abdi Nur
somalilandsports.net
toronto canada