| Togdheer Oo
Markii Labaad Guul Daro Kalo Noqotay laascaanood |

{
Laascaanood}4-5-08Ciyaar
kulul
ayaa
laascaanood
ku
dhexmartay
labada
kooxood
ee
Gobolka
Sool,
iyo
Togdheer,
Ciyaaartan
kubada
Cagta
ayaa
ahayd
mid
dad
aad
tirobadani
soo
galeen
xamaasad
kululna
lahayd.Wiilasha
sita
magaca
Gobolka
Sool,
oo
sitay
dhar
aad
u
qurxoon,
oo
inta
badan
dadka
daawada
ciyaaraha
Kubada,
ay
ku
xasuusinayaaan
ciyaar
yahanadii
hore
oo
kubadda
xaga
dambe
ka
soo
qaadanayay,
qaybinayana,
marmarna
kubada
la
dhex
raacaya
difaaca
Gobolka
Togdheer.
Ciyaartooyga
Gobolka
Sool,
ayaa
iyaga
laga
sugayay
ciyaartii
ay
hore
u
soo
jiidheen
Togdheer
oo
kale,
isla
markiibana
wacdaro
kulul
dhex
keenay
garoonkii,
kana
dhex
muuqatay
ciyaartooyga
inay
kubada
isla
yiqaaneen,
ciyaartooduna
habaysnayd.
Daqiiqadihii
hore
ee
ciyaarta
ayaa
ay
si
wacan
uga
faa’iidaysteen
difaaca
Togdheer,
oo
lo
jiidhay
si
xarfad
badani
ka
muuqato.
Waxa
la
adkeeyay
difaaca
Gobolka
Sool
oo u
diiday
togdheer
in
kubad
ay
leeyihiin
taabato
ama
shabaga
lagu
hubsado.
Ciyaartii
ayaa
markiiba
gaadhay
inay
dhallinyaradii
Gobolka
Sool
ku
hor
maraan
1
Gool
,
halka
ay
Togdheer
wali
sugaysay
inay
keenaan
wax
gool
ah.
Ciyaarta
ay
Togdheer
ciyaaraysay
aad
ayay
u
wacnayd,
laakiin
waxa
dhaliil
loo
sooo
jeediyay
habka
ay
difaaca
u
galayeen.
Qaybtii
dambe
ee
ciyaarta
ayaa
iyana
aad
arkaysay
in
Togdheer
tababarohoodu
si
adag
u
soo
canaantay,
iyagoo
ciyaartiina
wax
ka
soo
badalay,
bilaabaayna
inay
adkeeyaan
difaacoogii.
waxaana
goolkaas
uu
kafarxiyaya
dhamaan
dad
waynihii
tageerayaya
kooxada
stg
ee
sool
waxaa
u
saxeexay
ciyaar
yahan
ka
uga
ciyara
balka
ee
cawil
hure
oo
una
wataya
lanabrka
11
,......
Waxaa
halkaa
baalasha
lagaga
rifay
kooxada
ka
socotay
gobalka
togsheer
oo
loogaba
badiyaya
gool
aan
waxaba
waa
markii
labad
ee
koox
kasocota
gobalkaa
togdheer
lagaga
badiyo
gobalka
sool
..........
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|